ha gil gilin jacaylkoo ha ka tuurin
gabi dheer nafta lama gu haadshoo
lama gaba gabeeyee gudcur lalama
aadoo lama galiyo noloshee
waa lakala gar qaataa lama lumiyo
gacalada
lama gubo jacaylkoo lama galiyo halise
gunta lagama jara oo geed la hadhsanaaye

Exit mobile version