waayahan ilaah ku siiyey
habsamida socodkaagana
hubqaadkaagu waa idiley
amar waan ku qabaa
qalbigaan kugu hayaa
niyadaydu waxay ku raacdey
aamiiin khayr lagu duceystay
kastum wali shamiibin
amaan saqda dhexe
hiirtaanyo lasexan waayey
hortayda markaad timaado
miyaad ila hadaf tidhaahdo
haasaawaha ila wadoo
hafeefda nabarkayda
idhayaysaay halkii bugtaa bogson

Exit mobile version