kalgacalkaan qaasee
dhakhsa ii kadiyaa
buuraha isoo maree
iskadaa kulaykiyo
hadalkaa xanuunkiyo
igu sii krdhinaye
adiguna ducowday
aad iikaadin weydayoo
aan usamir dayoo
kolkoolin taydiyoo
sidaan kuugu fududahay
kibirkaba ka qaadee
ka dagaykaramaada
naftaan kuugu sheegee

Exit mobile version