arligeygoow haben iyo dharaar
waxan hiranaya
muqdishadii haboonayd
xamar caruurtii
dalkaygoow xamar
xamaroo hagaagtoo
dadku wada tasheeyaan
uga dan lahaaye
eebow alahayow
arligayga ka yeel
hiyigay kacooo
hawadeeda xamar
ma hilmaami karoo
dushay iga huwan tahee
xamar iyo wada jiroo
hawl wadaagneee
dhalinti haboonayd
samahawacnayde
hidihii iyo dhaqankii
an wada dagnee
eebow alaayow
arligeyga ka yeel

Exit mobile version