ciidii guduudnayd dalkii bulaaliyo caafimaadka jarareed
cosob yaa kumariyoo carigoo bar waaqa ah cuudkuna
inoo dhalay dhiilkoo la culay caano kula wadaagtaa
cudur kuma haleelee
cisigiyo dadnimadiyo asluubaad ku caantahay
curad gaariyaad tahay carfoontahay ceeb meelna
kuma lihid
ceelkii wal waaleed caradeena yocobta le cubankiyo
hareeriga
caadiyo wardheer yaa cagaha kuu dhiga casar dheerna
gaafoo cudooneey ku mariyoo cagaarkeeda nuurka le
ciyaar kuugu tuma buuhood

Exit mobile version