VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Deeqa dhool - Lyrics

ha iga dhiman ha iga dheeran deeqa dhooleey dhaayahaygaay dhiiga raacdee deeqa dhooleey --------- caashaqu inuu dhab yahay sidaan isku dhaarsanee jacaylku inoo dhex maray adaa dhinacyada wadnaha dhamaan tood ku xadidee adaa dhiigiyo xubnaha hal bawlaha dhaadyayee han kuu dhaartee i maqal siduu igu dhacay cishqigu inaanan dhugan ruux kaloo cid kale deeqaay ii dhadhamin hadii caashaqu i dhibo kal gacalkeenu dheeliyaa kalgacalkeenu dheeliyaa jacaylkuna dhalan rogmaa dhexdeena cishqigu ka boxo macaan waa iga dhaboo ku dhaartayee ogoow caashaqu inuu dhib yahay dhiigayga siduu u dagay dhanaba miyaan aadayaa adaa dhan kastaba qalbiga dhamayseey haysta oo aday dhaayihiyo indhuhu dhankaaga jaleecayaan by masuul.com
Queue is empty
-- / --