VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Deeqa dhool mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdiaziz Ali Iskalaji
Deeqa dhool

ha iga dhiman ha iga dheeran
deeqa dhooleey dhaayahaygaay
dhiiga raacdee deeqa dhooleey
———
caashaqu inuu dhab yahay
sidaan isku dhaarsanee
jacaylku inoo dhex maray

adaa dhinacyada wadnaha
dhamaan tood ku xadidee
adaa dhiigiyo xubnaha
hal bawlaha dhaadyayee

han kuu dhaartee i maqal
siduu igu dhacay cishqigu
inaanan dhugan ruux kaloo
cid kale deeqaay ii dhadhamin

hadii caashaqu i dhibo
kal gacalkeenu dheeliyaa
kalgacalkeenu dheeliyaa
jacaylkuna dhalan rogmaa
dhexdeena cishqigu ka boxo
macaan waa iga dhaboo
ku dhaartayee ogoow

caashaqu inuu dhib yahay
dhiigayga siduu u dagay
dhanaba miyaan aadayaa

adaa dhan kastaba qalbiga
dhamayseey haysta oo
aday dhaayihiyo indhuhu
dhankaaga jaleecayaan

by masuul.com

codkii Abdiaziz Ali Iskalaji