dadkii i dhaliili jiray
hadaan iska dhicinaya
dhexdeena kuwii ku jiray
dhooshan u cadaynaya

dhibkeena kuwii necba
dheefban u rajaynayaa
midaan dhallandholaye
hadaan dhulka qabanaya

hadaad dhinacayga timid
dhabbaan u xadraynayaa
dhaaxan rajo naaile
haadan dhaantaynaya

sida qalbi i dhaydaan
dhaawaca ku iloobaya
sida iigu dheertahan
dhab kuugu heesaya

haadana ku dheelahayn
naftaan kuu dhiibaya
haadanad dhibeyn mar qudha
dhabtaan kuu saaraya

hadaad dhinacayga timid
dhabbaan u xadraynayaa
dhaaxan rajo naawile
haadan dhaantaynaya

Exit mobile version