dhamays dumar dheeman quruxlaay
dhalaal badan dhowrsan edablaay
dhiga sharaf dheer haweenkaa

dhalilay dhaqan gobadli
hooyadii dhashay
kay kashooda dhigtaay

saamiyay dhalad iyo
dhuxa taha yiyio
dhabtii bari iyo
dhugaa tahayoo
dhulkii udugaa
dhabtii nuurise
dhankaad jirtidban
uso olalaa

dhaameel baxay ubax
kolkuu dhigay xareedii
dhanka jirta taan ku dhaata

i deeja jacayal dhikeeya
i diiliyo udub dheexaaday

saamiyay dhalad iyo
dhuxa taha yiyio
dhabtii bari iyo
dhugaa tahayoo
dhulkii udugaa
dhabtii nuurise
dhankaad jirtidban
uso olalaa

Exit mobile version