haween taan kala baxee
hablaha ka tilmaantayee
hiyigu tuu igu daraay
mudaba ku hadraayaye
midii hodan looga dhigay
haybad qurux iyo wanaag
lahayn hagar daamadee
hirgali hodaneey hirgali
hirgali caashaqa godladay
halyeey aan raga kala baxow
hanadkii aan goobayow
naftaa kugu hawlanoo
inaan ku hantaan rabaa
hoodaan aan kuu gu iniyo
hogasho wan inoo dadee
macaan aan wada galnee
ihano waan kaa helee
ihano cabdow wan ka helee

hurda taan uga go ee
hariyo jiifka uga tagey
halbolaha dhiiga iyo
wadnahaan hoy kaga dhigay
adaa hadhsadoo hantiyey
hareeraha beerka iyo
hawadu meehsay martee
hirgali hodaneey hirgali
hirgali caashaqa godladay
mudabaa kaan haybiyee
nafta uhibeeyayoo
hawraartu way iga dhantee
hadmaan hoy galnaa
adaa isku kay horoo
rutii haybad kuunoqdee
hamiga ku kaybiyee
ihanoo ihanoo ihano
cabdow waan kaa hele
ihanoo ihanoo
hubaal wan ka helee

Exit mobile version