mudaneey hargaysaay meel nabad ku caanoo
qurux lagu manaystaay
ma ogtahay abwaanaa murti kugu amaanoo
kuu mariyay heese
hawadaada malabkiyo buurahaa magoolka a
noolihii mar eegaa wuuba kugu mabsuudaa
marti soorka deeqaay maatidana gar gaaray
magantana daryeelaay madashii xoriyadaay
marna kuma ilaaboo maan kaad ku dhigantee
magacaagu dheeraa

Exit mobile version