hadii gabadh khayr qabtiyo
haween gaariya nin helo
faaraxow adigaa gob iyo
dhalaal badan guri la dagay

inaad gaf ka dhawrta oo
gacalo mooyee ku odhan
kalaam geenyada dhibaan
go'aan iyo talo ka dhigee

guurkiinuu mid khayr ahaa
hoygii aad aqal gashaanbaa
ahaa mid halyeey gobiyo
gabdho aan xumaan aqooniyo
garaado ka soo baxaan

halyeey weeyaan kartiyo
golaha maamuus u yaal
faarax waa geesi oo
soomaaluu geesi u yahay

sagaleey gacalbaad hesheen
oraahda gubaysa iyo
gacale ugu yeedh in badan

Exit mobile version