VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta haybis - Lyrics

yartii lagu habay hawl wadaag iyo hoyga raaxada hanka kama tiro xisku kama hadho yarti reer hodan een ka heli jiray huuno hurda kama lado hanaan wacantii maanka hanatee een ku hiri jiray huno wa u hilib go ay haabtay baydhaba jubaan halacsaday oo kamaan helin bilan goortaan ku hungoobay hoobyo iyo mudug iiga hiraysa yarta waa bari nugaal hibitiqin adab tima bari wan ka haybshee ma hargaysay heela tumataa hooyo ubadliyoo ma mid hooy loo hadhac raaxale mid la hurudaa mise hibashada way hadaaqdaa oo haraatida way hanwayntoo way la haysaa haatufkaan diray hambalyuu usiday cid ma hoos marin manay hoyanine muuq haldhaalay heega quruxlay hara doogliyo hawdka nogobay iiga heestaa haday himiladu ii hirgalaysaa hadaan hadimada huq ka koraya oon hir doogliyo hoy san dagayaa
Queue is empty
-- / --