VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta haybis mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdiaziz Ali Iskalaji
haybis

yartii lagu habay hawl wadaag iyo hoyga raaxada
hanka kama tiro xisku kama hadho yarti reer hodan
een ka heli jiray huuno hurda kama lado
hanaan wacantii maanka hanatee een ku hiri jiray
huno wa u hilib go ay haabtay baydhaba
jubaan halacsaday oo kamaan helin
bilan goortaan ku hungoobay hoobyo iyo mudug
iiga hiraysa yarta waa bari nugaal hibitiqin
adab tima bari wan ka haybshee ma hargaysay
heela tumataa
hooyo ubadliyoo ma mid hooy loo hadhac raaxale
mid la hurudaa mise hibashada way hadaaqdaa
oo haraatida way hanwayntoo way la haysaa
haatufkaan diray hambalyuu usiday
cid ma hoos marin manay hoyanine
muuq haldhaalay heega quruxlay
hara doogliyo hawdka nogobay iiga heestaa
haday himiladu ii hirgalaysaa hadaan hadimada
huq ka koraya oon hir doogliyo hoy san dagayaa

codkii Abdiaziz Ali Iskalaji