Kaala kaala kaaba caashaq
Kaar daweeya kor haweenka
Kaalay kaalay

Kuu hilooboo kuma huraaye
Kashkiyo maankiyo kaafisay laabte

Kalmadaadu way i deeqday
Kulanka maanta waan ku farxay
Faceed/cii ka roontaan/kaan kali jeclaayey/yow
Is keen isukeen keen aan wada kifaacnee

Kaalay kaaba kadeedka reeba
Kulayl qabooja kaskayga deeqa
Kamuun agtayda

Kumana qayrkaa kaftan ka diidee
Kobci jacaylkaan karaar ka qaatay

Exit mobile version