muunaay dhaladeey
dhashii nasabkaay
duntii dhidigaay
dhaayaha nuurkaay

dhabeel sharaflaay
dhameel quruxlaay
dhabada khayrkaay
dhaliil tiraneey

dhankagya bilaay
samaha dhaadaay
hidaha dhawraay
caawaynu dhisnaye
aroos dhumuc wayn muunaay

muunaay dhooleey
dhirtoo ubaxlaay
dhigtii udubkaay
dhismaha qoyskaay

dhaawaqa asturaay
dhabada toosaneey
dheemantii afrikaay
dadkaba dhaafsaneey

Exit mobile version