masiirka jacaylka riyaan ku maqnaaye miyay ila joogtay
ma daalo ma daayo mida i maan qaaday haween lamid maha
muuqaal quruxdeeda miisaan hadalkeeda ayaan midabkeeda
xiskayga ku maroojay
ma dhaafo muqdisho kama dhoofo dareen miray laabta
ayaan ma iloobo mid kale uma quudho
jacaylka midooba cidii ku mashquusha max kamad hala saro
ma joogo ma jiifo midka i calaf saaray muraadkii i dhaafi
marinka nolosheeda mudada lama baajo mawlaha amarkiisa
waxaad mudan doonto

Exit mobile version