Inkastood kaldeeq iyo
Dajiyiyo ahayd mudan
Naf nafteeda diidaa
Waxay doonaysaa
Maqan x2

Ugu maad dan seegine
Daruufaha xalkoodii dan
Taadaad ka raacdoo qof
Daneeya maad noqon
X2

Iminkana darmaan yahay
Xumaan kuguma durayo
Waxad tahay duxdayda
Hooyadooda dihatayee
X2

Nabsigaygu kuma dilo
Intaad dunida noshahay
Damaashaad kusii farax
X2

Inkastoo dabiib iyo dawo
Aadan ii noqon nacayb
Kuguma durayoo waxan
Door bidaa jira x2

Naf wanaagu daahiray
Durbaan xumo maqaade
Cafis baan ku daayee
Wixi dhacay kadiga rogo
X2

Iminkana darmaan yahay
Xumaan kuguma durayo
Waxad tahay duxdayda
Hooyadooda dihatayee
X2

Nabsigaygu kuma dilo
Intaad dunida noshahay
Damaashaad kusii farax
X2

Exit mobile version