kol hadaan nageeyaay nasiibkayga kugu helay
ha ku naaxo caashaqan niyadiyo qalbiga dagay
arag sidaha nuurkaay nafta wehel la noqotaye
waligaa la nooloow
hanaga yeelo wayynana labadii ka nabad gala
naxliga dunida yaale nimcadiyo badhaadhaha
ku nastee wax dhiba arag
nasrigii jacaylkiyo muda naawilaayaay
ha ku naaxo caashaqu roobkiyo naqa u da ay
naruuradii kal gacalkaay neecawda caashaqa
waligaa la noolow

Exit mobile version