ogoow aragtida qurxoon ogow
indhaha waa dawadodoa ogow
lasoco ereydada macaaan
qalbigu uu aminaaye ogow
ogow aramida jaceylka ogow
marbay tahay aafadaade ogow
hadaad heshey aynigaa ogow
ayaad is tareexaysaa ogow
ogow quruxdiyo asluubta
adaa isir ulehe dhamaane
markaan ku arkaan farxaaye
adaa dagay uurka hoosee
ogow ayaamaha wanagsan
astaan weeyaane haboon
markaan kalgacayl abuurno
ayaan galaynaa aroos ogow
ogow idilkood haweenka ogow
ayaad usidaa hananaka ogow
ilwaad iyo haybadaada
ishaartay inaan agjooge ogow
ogow ixtiraamnka fiicane ogow
adaa baray naftee ogow
inaan noqdo ooridaada ogow
ayuumbaan doonayaaye ogow
aduunyda ruux ku doortay
ayaa lagu oon baxaaye
naftaan ku ilaashanaysa
unoqo ehel caashaqeeda
aduunyada ruux ku doortay
ayaa lagu oon baxaaye
nafatan ku ilaashanysa
unoqo ehel caashaqeeda
aduunyda ruux ku doortay
ayaa lagu oon baxaaye
naftaan ku ilaashanaysa
unoqo ehel caashaqeeda
aduunyada ruux ku doortay
ayaa lagu oon baxaaye
nafatan ku ilaashanysa
unoqo ehel caashaqeed

Exit mobile version