sidaan kuugu oon qabo miyaad iigu oloshaa
sidaan oonta uga go ay anfacada ma diidaa
waan kuu il daranee tolow ma ii ilmaysaa
jacaylkeenan awdalan beerka ma uga oydaa
mise waad ilowdoo anuunbayba lahashadu
ii eedinaysaa
siduu ii adoonsaday ,iyuu kuu axminayaa
dariskiyo asxaabtiyo miyuu ehelka kaa jaray
ax ax waxa aan la leeyahay waa urugadiisee
adna uurku taalada mala umal wareertaa

Exit mobile version