jeegaan lamoodyey
jamaalkaaga quruxdaleh
marka aan jaleecaba
jibaad ayaad igalisaaa
joogi maayo jeeraan
jidka kula marooo
jidin kula cunoo
jabad kula dagoo
naftan adi kujecel
jawaab kaa heshooo
xusuus jaceyla aa
abid soo jirtaaaa
jiidatay naftaydee
mar uun iisoo jaleec
macan isoo jaleec aniga

jawharad la moodyey
jaahaaaga nuurkaleh
marka aan jeedaashaba
jibaad ayaad igalisaaa
jiifi maayo jeeraad
janno ii ahaatoo
dhanka aad jirtiyo
joogsado hortaadoo
jaal aad la noqotee
xusuus jaceyla aa
abid soo jirtaaaa
jiidatay naftaydee
mar uun iisoo jaleec
macan isoo jaleec aniga
ii soo jaleeeeec

Exit mobile version