Humaaga aragaaga suuban
Hablahaa idilkood ka masayra
Quruxdan waad uba dhalatee
Abuurtaadu cajiibsanaa
2x

Sidii qorax waaga aroornimo
Aduunkaad shidad muuqiyo
2x

Ilwaadka dheeha ka wadataa
Ishii ku aragtaa kugu ayaan san
Midaan ugu faano dumar
Istaahil baad u tahay
Ianan aadamaha tusoo
Il iyo cawriba la'aw

Sidii qorax waaga aroornimo
Aduunkaad shidad muuqiyo
Ilwaadka dheeha ka wadataa
Ishii ku aragtaa kugu ayaan san

Exit mobile version