dharartan isbarana
jacaylkaagu dhuuxiyo
eegsiya haa raaco
sanbabada dhex degaya

dhuuni waayay uunkiyo
wax kastoo dhadhamaye
dhiigayaga goreeya
wadnahad dhex jiifta

dhagahayga maqalkiyo
dhaayahaygan araga
kaliga ku dhaante
miyaan dheemanay
dhaqaaqiba karaya

Exit mobile version