Qalbigan kuu jeelaa
Kaa meermeeraysaa
Waagii baryaba
Kalxiiisbaad ku hoysaa

Qalbigan kuu jeelaa
Kaa meermeeraysaa
Waagii baryaba
Kalxiiisbaad ku hoysaa

Qurux badan timo badan
Timo badan qaali
Timahaan kala daadsan
Waaban kaa helay
Qaabkaaga xaragada
Waaban kuu bogay
Qurayshtii haweenkay
Iswaag ii noqo
Yartu toof weeye
Qawlkeedu toof weeye
Xaragada timaheeda
Kaalay arag weeye
Qaabkeeda socodkeeda
Kaalay arag weeye
Qosolkeeda talaabadeeda
Kaalay arag weeye

Xilwa waaye faalooley
Qun yar soo soco faalooley
Xanta iga dhaaf faalooley
Garabkay ahaw faalooley

Xilwa waaye faalooley
Xigtoota faalooley
Instgramka faalooley
Qun yar soo soco faalooley

Dharaartaad maqnaydbaa
Gabadh kale ma faro galin
Sidiibay naftaydani
Burcoo dhan dooneysaa

Dharaartaad maqnaydbaa
Gabadh kale ma faro galin
Sidiibay naftaydani
Burcoo dhan dooneysaa

Qurux badan timo badan
Timo badan qaali
Timahaan kala daadsan
Waaban kaa helay
Qaabkaaga xaragada
Waaban kuu bogay
Qurayshtii haweenkay
Iswaag ii noqo
Yartu toof weeye
Qawlkeedu toof weeye
Xaragada timaheeda
Kaalay arag weeye
Qaabkeeda socodkeeda
Kaalay arag weeye
Qosolkeeda talaabadeeda
Kaalay arag weeye

Xilwa waaye heeloobey
Qun yar soo soco heeloobey
Xanta iga dhaaf heeloobeey
Garabkay ahaw heeloobeey

Xilwa waaye heeloobey
Xigtoota heeloobey
Instgramka heeloobeey
Qun yar soo soco heeloobeey

Exit mobile version