sida galab casaroo
cirkuu wada casaan yahay
dadku wada caraaboo
loo jeesta ceelbuur
cawadiii laysku soo baxay
dhalin wada cayaartiyoi
carab loo wada mushxarada iyo
xiisihii lagu wada gaystayoo
casiis taan ka calmadoo
xuural cayntii hablaha
xilol la aan lagu aqoon
udgoonkeeda carafta leh

cirifyada deegaankuba
cadaw kusoo duula iyo
colaad ay ka dheertahoo
lagu aqoon xiriir xumo
dugsiyada culuumtuna
laga barto cilmiyada
dhaqan teed carbisoo
rugaha caafimaadka le
casiis taan ka calmadoo
xuural cayntii hablah
xilo la aan lagu aqoon
udgoonkeeda carafta l;eh

Exit mobile version