adaa dareemi kara
duruufaha wakhtiga
adaa doojin kara
dareenkiyo qalbiga
adaa dabiibi kara
doogaha cishqiga
adaa doojin kara
dubaaqiyo maanka
adaa doogin kara
siduu nacab dadaayo
adaa difaci karaya
wixii na dhibaaaya
adaa doojin kara
laabtan ku dhiganoo
adaa daryeeli kara
wixii danteenoo

hadaan isku duubanahy
wa deeq rabiyoo
siday darajadu kutimid
duco waalidbaa ku ladhan
hadaan isku duubanahy
wa deeq rabiyoo
siday darajadu kutimid
duco waalidbaa ku ladhan

hadaan isku duubanahy
wa deeq rabiyoo
siday darajadu kutimid
duco waalidbaa ku ladhan
hadaan isku duubanahy
wa deeq rabiyoo
siday darajadu kutimid
duco waalidbaa ku ladhan

Exit mobile version