qalbiga laxamada daneyta
laafyaha kuyu yaal janeynta
kuu lulaaya ubaxa iyo caleeta
adaa ku lingaxay umuunta
anoon laxameyn yaqiintaa
caashaqan igu la dhay xusuusta
dhibtiisa anigaaa la liita
naftayda laxawgiyo hafiifta
laylaay litaaqada dareenta
dartaa liqi weyday haderta
eebaa uhaya ladnaanta
gacalooy igu qabani laabta
adoon luminayn ishaarta
leylaay noqotee gudoonta
liskaan ucunayo haanta
luleygana ila wadaagta
lubigan kuu haya xurmaynta
kadaayoo laba labaynta
kulaasim cishqiga rabaynta
nafteydan laxawgiyo hafeefta
laylaay litaaqada dareenta
dartaa liqiweyday
eebaa uhayee ladnaanta
goormaad igu qaban laabta

Exit mobile version