jacaylkaba sidiisaba
sasbaan ka qabaa anigu
miyuu sidii horeba yahay

sidii layla iyo qays
miyaa samir la sahansaday
subaxdii timaadana
miyaa la iskuba qancaa

sidii sabanadii tagay
miyuu isu badalayaa
sanadahan tirshaayoo
sixir weeyi caashaqu

Exit mobile version