waxaad hadba xaal soo martiyo
xiliyo wakhti aad ubadan
sabanku bariguu xumaa
xusuus kaagaa jirteee
dhaaxuu xujaduuu wadaa
wakhtigu xali uukuyidhi
kasoo bax xilkaa ku faray
xalaan cirka eegayo
xidigii rajadaan arkayoo
xafladii farxadaada dhigo
intii xasadkaa kaa ahyn
xogtaadana baahin jirey
xagradii iska saamaxoo
xorbaad tihii ugu jawaa b
dhaaxaad xamiliyo dulqaad
naftaada ku xoojisoo
hadaad samiryeelatay
xalaan cirka eegayo
xidigii rajadaan arkaye
xafladii farxdaada dhigo

Exit mobile version