sidii dhool guyoo da ay
wadnaha lagugu dheehoo
adigaa istaashee
wanaag udhameeyee
aday dhaliile aan dhowrno
nafsaa kaa dhameeyee

unugiyo laxaad iyo
lafihii iga dhamaysee
intaan kaa dhursugayaa
aduunyadii idhaaftee
dharaaaraba ninkii nool
waxbaa dhaygag galiyee
ana waxay igu see dheer
cishqigan dhaxan igu haystee
aday dhaliilee aan dhowrnoo
nafsaa xabaal dhameeyee
aday dhaliilee aan dhowrnoo
nafsaa xabaal dhameeyee

sidii dhool guyoo da ay
wadnaha lagugu dheehoo
adigaa isfaaanshee
wanaag kuu dhameeyee
dharaaraba ninkii nool
waxbaa dhaygag galiyee
dhadhab looma heesee
adaa dhagax diixeedee
aday dhaliilee aan dhowrnoo
nafsaa xabaal dhameeyee
aday dhaliilee aan dhowrnoo
nafsaa xabaal dhameeyee
ana waxaa iigu see dheer

Exit mobile version