hadii dhool guyoo da,ay
wadnaha lagugu dheehoo
adigaa isdaashoo
wanaag kuu dhameeyee
adaa idhaliilee aan dhowro
nafsaa kaa danbeeyee
nolol iyo laxaadiyo
nafi iga dambaysee

intaan kaa dhursugayaa
aduunyadii idhaaftee
dharaaraba ninkii nool
waxbaa dhaygag galiyee
adaa waxa igu sii dheer
cishqigan dhaxalku haystee
adaa idhaliilee aan dhowrnoo
nafsaa kaa dambeeyee
sidii dhool guyoo da,ay
wadnaha lagugu dheehay
adigaa isdhaashee
wanaag kuu dhameeyee
dharaaraba ninkii nool
waxbaa dhaygag galiyee
dhadhamiyu maxiisee
adaa dhagax dixeedee
adaa idhaliilee aaandhowrnoo
nafsaa xaqa dhameeeyee

Exit mobile version