VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Muhashada dareenka mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdifatah Yare
Muhashada dareenka

Mar hadii aduunyada
Miisaan lasaarana
mur adaa ka soo yiray

Muhashada dareenkee
Caashaqa muteesnaa
Moojadada kalgacalka
Annigu soo ma quuteen
Ikraan ma ila heesaa
Dagan ma ila heesaa

Ikraan:
Mililicda sharaftiyo
Miirkii ilahayoo
Muuqaagu wacanaa

Hadal miro macaanoo
Miirkaaga doorshiyo
jaceylkii mugwayn baa
Micno kuu sameeyeee

Anba waa muqleestoo
Waan kugu agmeeraa
Macaan ii ogsoonow

Muhashada dareenkee
Caashaqa muteestoo
Moojadada kalgacalka
Annigu soo ma quuteen
Macaan ila heesaa
Abdi ma ila heesaa

Abdifitaax yare:
Mililiacda joogiyo
Mudaneey la’aantee
Maba aan adkeestee

Magool maran dumaroo
Mascidiidka midabkiyo
Macaaneey adoo kale
Maankaa daweesaa

Maskaxda irdhoowde
Kugu muusanaabee
Mahadhadani waa maxay

Muhashada dareenkee
Caashaqa muteesnaa
Moojadada kalgacalka
Annigu soo ma quuteen
Ikraan ma ila heesaa
Dagan ma ila heesaa

Ikraan:
Mililacada raganimo
Mudanahaan jeclaado
muunadaada wacanaa

Mahiigaanka roobkiyo
Maansada iyo dareenkee
hadalkii murti leh baa
Micno kuu sameeyee

Mar hadii jacaylkani
Milkahiisa saafi yahay
Anni kaama maarmee

Muhashada dareenkee
Caashaqa muteestoo
Moojadada kalgacalka
Annigu soo ma quuteen
Macaan ila heesaa
Abdi ma ila heesaa

codkii Abdifatah Yare