waxay dayr iyo gugeed naftaydani igu dir qiyi
inaan doobnimo ka boxo oo aan kula dadab galo
dadka aan kaa xigsado wa siduu dookhi i faray
hadana daymada kalgacal jidhkaa i dubaaxiyoo
indhuhu kaama daalayaan
dareenkaaga oon dhinayn ayaaneey abaayooy
dunuunaca igu dawee
inta kaa dhalatay iyo dirkaaga wanaagsanoo
dabcigaagaa qurxoon dawooy waan ku jecelohoo
mudaan ku doon doonayoo dadaaloon ku rabay

Exit mobile version