Danbi tu aan lahaynoo diintana taqaano
Duca waalid wadato
Dulqaadkeedu badanyahay dookheedu
Wacan yahay dadku wada amaanaan

Dunidaan ku noolnahay sow dalxiis
Kumay iman ana daabad maan noqon
Oo dadab lamaan galin

Dumar tii u sidatee dadnimada wacnyde
Daryeelkeedu fiicnaa
Daacadnimaa u dhalatoo daandaansi
Neceboo danteedana taqaanoo

Exit mobile version