Dawooy adan kuu doonayaBoqortii haweenkaay
Hogaanki naftaydaay
Ila qalpiga la horkenayay
2x
Waa damal hadh weyniyo
Geel hadh ku foofiyo hanti
Laga baxshaaayTii laga baxshaay
Ninka helaybaa Hoodiyo nasible
2x
Geedyahow hadhaci
hadhkaagan qabow
Ilaa an ku hadhsado
Kugu haraad baxaay
Maba haraad baxaay
2x
Hoodo iyo nasiileey
Haween bilic u rooneey
Habki loo sameeyiyo
Hanka soof wanaageey
2x
Waa damal hadh weyniyo
Geel hadh ku foofiyo hanti
Laga baxshaaayTii laga baxshaay
Ninka helaybaa Hoodiyo nasible
2x
Adaan darta u daalaya
Adaa is dilayoo dalaga Is dhigayee
Adaa is dilayoo wanageniDumiyeee
2x
Haygu daaline dantaada raac
Haygu daaline iga durug walal
Wan diidayee
2x
Dunyo la'aantu ceeb maha oo
Ninki danyara daainka u hayee
Adaa is dilayoo dalaga is dhigaye
Adaa is dilayoo wanageeni dumiye
2x
Haygu daaline dantaada raac
Haygu daaline iga durug walal
Waan diidayee
2x
Dawooy adan kuu doonaya
Adaan darta u daalaya
Adaa is dilayoo dalaga Is dhigayee
Adaa is dilayoo wanageniDumiyeee
2x
Haygu daaline dantaada raac
Haygu daaline iga durug walal
Waan diidayee
2x

Exit mobile version