Ani dumar ma caashaqiney
Wali sheeko uma dhigineey
Dareenkayga man galineey
Aniguna daraada haayeey
Uurku iloobi maayeee
Docahaaga kaa galiyeey
2x
Ku dagaali maayee
Qalbiga ku diidoo
Kugu diirsanaynine
2x
Ana waan ku daayoo
Dooxadii hargeysiyo
Ama beelo duulan
Aroos udalxiis is leyahe
2x
Wali dunida mad baraneey
Geel hal leh mad arageey
Qolqol kumay marineeey
Aniguna d'a daadahaaayey
La dadaali maaye
Qalbigaaga ta galiyeey
2x
Ku dagaali maayee
Qalbiga ku diidoo
Kugu diirsanaynine
2x
Ana waan ku daayoo
Dooxadii hargeysiyo
Ama beelo duulan
Aroos udalxiis is leyahe
2x

Exit mobile version