Kurbadoo jacayl aawada
kaarka hayn waye
Kali haygu dayn
Adan haween kala so baxe
Iikaalay iikaalay aniga
Ii kaalay kasha laabta
Igu so qaboo aniga ii kaalay

Kaftan maaha caashaqu
Waa kuul baan halinee
Kadeed iyo waa u halis
Naftuu kaw kasiiyaaye
Iikaalay iikaalay aniga
Iikaalay kasha laabta
Igu soo qabo aniga ii kaalay

Exit mobile version