Mahadsaneey mayaygoo da'aya
Mahadsaneey muuqiisi leedahay
Mahadsaneey mida dhexe kolay tahay
Mahadsaneey ku muhatay laabtuye
Mahadsaneey adna wad i moog tahay
Aaheey wad imoogtahy ha wa imogatahay

Mahadsaneey waxa tahay mas ciideed
Mahadsaneey maariin dhalaal xiga
Mahadsaneey marwadii haweenkay
Mahadsaneey wayku muhatay laabtuye
Mahadsaneey adna wad i moogtahay

Mahadsaneey anigaa milgiyo sharaf
Mahadsaneey merta lagugu qabta
Mahadsaneey maniyo u baxa baxay
Mahadsaneey aan kugu maseeyaa
Mahadsaneey adna wad imoogtahay
Aaahey wad imoogtahay
Macan wad imoogtahay

Exit mobile version