VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Samir mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdijibar Alkhaliji
Samir

sidaad tahay cadceed subax
ama sagal arooryaad waad suurad wacantee
maan arag suluukhada
sheekadu siday tahay
quruxbaa sidatee
sanadahanba may dhalan
hadaan uurka lagu sidin
inan kaa saraysee
safiyaad waxaad tahay
salaada iyo faralkii
midaan uga sahwiyayee
haduu samir wax tari lahaa
ama uu sad noqon lahaa
mudaan kuu samraayee

adoon saaca igu xidhin
saranseerna igu ridin
ama saydhin wacadkii
ama sidaynu qaadnee
waad isahayatoo
kaa seexanwaayoo
dhawrsano iyo googo e
cirka sare u eegoo
soo jeed ku waashoo
ku safaaday noloshee
sanbabada iqalanoo
wadnahaa isaranoo
dhiiga saydhinaayee
naf lasaaqaybaa
siday tahay dhalaan
sabaalaynayaa
haduu samir wax tari lahaa
ama sad uu noqon lahaa
mudaan kuu samraayee

codkii Abdijibar Alkhaliji