suntii caashaqa oo ururtaa
qalbigayga lagu saxee
sababtuna waxay tahay
yartiibaan si xun ugalayee
seexanwaayoo salaloo
hurdo waan ka saratagaye
sababtuna waxay tahay
yartiibaan sixun ugalayee

seedahaan ku taagnaa iyo
sida aan utaagnaa iyo
sanbabada ikala jaray
sababtuna waxay tahay
yartiibaan sixun ugalay
seexanwaayoo salaloo
hurdo waan ka saratagay
sababtuna waxay tahay
yartiibaan sixun ugalay

Exit mobile version