VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caynba cayn - Lyrics

caynba cayn aduunyooy cajab iyo layaabay cosob iyo dhul dooglaa abaar lagu cagaarkaaa cal calyada xareediyo homodor cadaadiyo cudud iyo nin maalaa caydh iyo nin waaya waaba kuu cadaadiyo casar diiq habeenad oogsadey tilmaantoo waa hirid tusaaliyo sayidkii halkeenee nin cadaana iyo kuman caar gulyoo kuman coof le iyo kuma caabqu iyo kuman caasa weero iyo kuma wixii cararaba lagu cesheed geeyee waa sida cilmiba hodan calafku udiidoo ciida loo dhex galiyee labada wada caweyso caashaqu daweeyo camal kala kaeynoo iikaalay safkeena ciashadey iswaayaa sida curada doogii meel carada kala gaay cilmi iyo dhufaaniyo carro ayna qabanbaa calaf iyo saneeday caawaba sacdaaa caashiyo dalkeenu aaakhiriyo dugsiinyo ciidan ciirsi mooday aan cararaayaaye ha celin shimaalkow habeenku cadada noqo agtayda igu dawee cadceedaay dharaartii cadar iyo qabow oo agtaydaay ibuuxsdayee
Queue is empty
-- / --