VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Caynba cayn mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Abdikadir Bagaag
Caynba cayn

caynba cayn aduunyooy
cajab iyo layaabay
cosob iyo dhul dooglaa
abaar lagu cagaarkaaa
cal calyada xareediyo
homodor cadaadiyo
cudud iyo nin maalaa
caydh iyo nin waaya
waaba kuu cadaadiyo
casar diiq habeenad

oogsadey tilmaantoo
waa hirid tusaaliyo
sayidkii halkeenee
nin cadaana iyo
kuman caar gulyoo
kuman coof le iyo
kuma caabqu iyo
kuman caasa weero
iyo kuma wixii cararaba
lagu cesheed geeyee
waa sida cilmiba hodan
calafku udiidoo
ciida loo dhex galiyee
labada wada caweyso
caashaqu daweeyo
camal kala kaeynoo
iikaalay safkeena
ciashadey iswaayaa
sida curada doogii
meel carada kala gaay
cilmi iyo dhufaaniyo
carro ayna qabanbaa
calaf iyo saneeday
caawaba sacdaaa
caashiyo dalkeenu
aaakhiriyo dugsiinyo
ciidan ciirsi mooday
aan cararaayaaye
ha celin shimaalkow
habeenku cadada noqo
agtayda igu dawee
cadceedaay dharaartii
cadar iyo qabow oo
agtaydaay ibuuxsdayee

codkii Abdikadir Bagaag