dadku barasho weeyee
waxaad bilista dheertahay
een kuula soo baxay
waa wanaaga badanee
baariyeey igalsee
wadna geed ka beermoo
dhiigaygana ku baxayee
bartaad igaga taalana
miyaad kaba baxaysaaye
waa bushaaradeniii
rabi waxaan baryayaa
arooskeena bigiliyo
bigilka loo tuma eey

naftan baahidaadaa
ayaaneey ku badanoo
bidhaantaaday goobtaa
bilc iyo adaa qurux
badi dumar ku dhaafoo
midaan baafi jirayee
illaahay igu beegaay
bartaad igaga taalana
miyaad kaba baxaysaaye
waa bushaaradeenii
rabi waxaan baryaayaa
arooska bigiliyo
bigilka loo tuma eey

Exit mobile version