Doobigii aan culay
Een lahaa marka geelu daydalo
Dambarka aad ku maashidee
Sow malahaygii ma u dayn
2x

Aayahaa dalbaayeen lahaa
Waad ku diirsan doontaa
Anoona gaadhine daawo
Sow dayro ma u noqonee
Aayahaa dalbaayeen lahaa
Waad waad ku diirsan doontaa
Anoona gaadhine daawo
Sow dayro ma u noqonee

Dulucdiyoo ujeedadaa
Waxaan uga danleeyahay
Dulucdiyoo ujeedadaa
Waxaan uga danleeyahay

Midu dookhu raacee
Gabadh igu xidhaybaa
Wacdkeeni dumisoo
Igu daysay daneeyad madhanee
2x

Alloow adaa allow adaa
Allow adaa deeqda bixiyee
Samirbaan dugsanayaa
Allow adaa samirbaan dugsanayaa
Alloow adaa allow adaa
Allow adaa deeqda bixiyee
Samirbuu dugsanayaa
Allow adaa samirbuu dugsanayaa
3x

Alloow adaa allow adaa
Ilaah adaa yaa rabi adaa deeqda bixiyee
Samirbaan dugsanayaa
Allow adaa samirbaan dugsanayaa
Alloow adaa allow adaa
Allow adaa deeqda bixiyee
Samirbuu dugsanayaa

Exit mobile version