Horta yaa awooda leh ilaahay
Yaa abuurideena leh ilaahay
Ajasheena yaa jara ilaahay
Hadii aan isla nahay
Asluubtiyo xishoodka
Ehelkii is jeclaayiyo
Ala ka cabsigii mee
Sidaa eega aan nahayee
Hadaan la iyo baad jirin
Ayaanbay u leenahayee
Istaaqfura laha dhaha ee
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Ninka ugu ildheerbaa
Dadka ugu ayaan daran
Waxaan lala arkaynbaa
Isaguun u muuqdee
2×
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Yaa aduunyo bixin kara ilaahay
Yaa arwaax wax siin kara ilaahay
Qofna eber ka dhigi kara ilaahay
Sidiiyo arsaaqada inagu qaybinaynaa
Aflagaadeyn weeyee
Aakhiro ku seegnee
Dantaa la isa seegaa
Inaan iyaduun
Is af garan weyna
Istaaqfurulaah dhaha ee
Is af garan weyna
Istaaqfurulaah dhaha ee
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Ninka ugu ildheerbaa
Dadka ugu ayaan daran
Waxaan lala arkaynbaa
Isaguun u muuqdee
2×
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Madax yaa eed malin kara ilaahay
Yaa amaanada u dira ilaahay
Abaal yaa ka mari kara ilaahay
Ma aogtihiin iblayskaba
Waxaa eebaa nacladay
Amaar qaadan waa iyo
Ale caasi weeyee
Dadkii aan ka diintiyo
Is adeeci karayn iyo
Dhar ciidaba waa ilawdeen
Istaaqfuralaah dhaha ee
Dhar ciidaba waa ilawdeen
Istaaqfuralaah dhaha ee
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Ninka ugu ildheerbaa
Dadka ugu ayaan daran
Waxaan lala arkaynbaa
Isaguun u muuqdee
2×
Aheey ah
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Maskaxdaa laga abaaroobayee
Maskaxdaa laga abaaroobayee