Yaa salaam yaa salaam
Yaa salaam yaa salaam

Sida geeda ugbaad leh
Oo ku yaala rigeenaa
Adigaa la ilwaadaa
Maacaleesh ubixiisee
Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam

Jacaylkeenu abuurnay
Ayaankaynu sugaynay
Arinkaynu dhabawday
Arooskeen mid khayr leh
Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam

Sida geeda ugbaad leh
Oo ku yaala rigeenaa
Adigaa la ilwaadaa
Maacaleesh ubixiisee
Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam

Jacaylkeenu abuurnay
Ayaankaynu sugaynay
Arinkaynu dhabawday
Arooskeen mid khayr leh
Eebaheen ha ka yeeloo
Labadii is adeecaa
Eebaheen ha ka yeeloo
Labadii is adeecaa

Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam
Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam

Idileey indhahaagu
Ma arkaan indhahaygee
Idileey indhahaagu
Ma arkaan indhahaygee

I ag jooga waligaayo
Meel kaleeto ha aadin
I ag jooga waligaayo
Meel kaleeto ha aadin

Sidii xaawiyo aadan
Labadii isu ahaadee
Ehelkooduna raali
Ka yihiin aqalkooda
Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam

Ilaahay isu daayoon
Ale aan kala qaadin
Isku aamina daacad
Ubad yeesha barbaaraa
Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam

Sidii xaawiyo aadan
Labadii isu ahaadee
Ehelkooduna raali
Ka yihiin aqalkooda
Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam

Ilaahay isu daayoon
Ale aan kala qaadin
Isku aamina daacad
Ubad yeesha barbaaraa
Eebaheen ha ka yeelo
Labadii is adeeca
Eebaheen ha ka yeelo
Labadii is adeeca

Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam
Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam

Aar niyaw indhahaagu
Ma arkaan indhahaygee
Aar niyaw indhahaagu
Ma arkaan indhahaygee

I ag joog waligaayo
Meel kaleeto ha aadin
I ag joog waligaayo
Meel kaleeto ha aadin

Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam
Yaa salaam yaa salaam
Yaa xabiib yaa salaam

Exit mobile version