qoraxdoo aroortii qaybisay falaadhaha
ama qaanso roobaad daruur midab ku qarisay
qiimaheeda leedahay qofna lama amaanoo
qalad looma heesee qurayshtii haweenkaay
naftaad qancisaybaa kuu qushuucdayoo
wanaag kuu qiraysee qabrigaa horteed
qadaney barinad u qabow iyo qaadirkay
ha ku geeyo
hadaan qiroo runtaydoo qotonshoon warkayga
ruuxaan kugu qiyaasoon kula qayb dhigaaya
kama qaadin indhahee sida roob qayoodo
saxansaxo qabawlaad laabtayda qaadee

Exit mobile version