safka hore hablaha jooga markii quruxda loo
saayo adaa sanadka qaadee
sagaleey naflaha idil aday sacab kuugu tumayaan
midabkaagu waa sagad iyo saada roobaad
timahaagu waa saynta geenyoo kuugu dhisay
ana suuradaadan ku sabaa naftaydee
naftu samirka iga diiday soor iyo hurdaba daysay
salaantaadu waa u dawee ha ka daalin see yahay
xubnahaagan kal soocan san qashada markan eego
habka saama qaadkee
isiraaca sagaleey jacayl igu siyaadaa suniyaha cawsha
dibnaha sabiibka ah

Exit mobile version