Gar maqaato warakiyoh
Gashankan wa heshadaa
Waa gudub bilaawaa shekadkii
Ku giijiye….2X

Oo gooni socodoo
Gayin lama dagaaniyoh oo…2X

Meel gubad leh joogo
Ku ha baabay geeri go’an…2X

Waxaan ahay gadiisoo
Meshaan ka joogi iyo
Garan wayay raad kuyee….2X

((( BOGGA LABAAD )))

Qofba waa’a lagaa raba
Qofba waa’a lagaa raba
Koleey geeri weeyee
Koleey geeri weeyee…2X

Ifka gocosha diisi iyo
Aaqiro gontee daba…2X

Rabbi labada darood
Ha inaga gar gaaree
Ha inaga gar gaaree…2X

Inaan guule ka dhigin
Kuwa galaayo naartee
Fircoon gacal wadagaan….2X

Ila garo wax yeeladan
Hoow lahaan la golon golay
Ee gama’a iga jaray…2X )))

Lyric by Dayran omar

Exit mobile version